Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka hadlay cabashooyin ka timid beeralayda Soomaaliyeed
-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye),ayaa ka jawaabay cabashooyin ay beeralaydu ku qabeen ciidamada jooga baraha lagu baaro baabuurta sida khudaarta soo gasha Muqdisho. Wasiirka...
Read more











