Shaqaale Turki iyo Soomaali isugu jira oo lagu dilay galabta degmada Hodan
Lix qof ayaa geeriyootay oo labo ka mid ah ay ahaayeen Turki halka Afarta kale ay ahaayeen Soomaali la shaqeyneysay halka Lix kalana ay dhaawacyo soo gaareen kadib markii lagu weeraray gaari...
Read more











