Shabaab lagu dilay agagaarka Ceelbuur
Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Iska Hor Imaad u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Maleeshiyaadka Al-shabab ayaa lagu Soo Waramayaa in uu ka dhacay Deegaanka Wabxo oo Hoos...
Read moreSida ay qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Iska Hor Imaad u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Maleeshiyaadka Al-shabab ayaa lagu Soo Waramayaa in uu ka dhacay Deegaanka Wabxo oo Hoos...
Read moreOlolahaan nadaafadeed oo ah mid wax looga qabanayo nadaafad xumi ka jirta qeybo ka mida xaafadaha magaalada galkacyo ayaa waxaa maamulka dagmada galkacyo oo kaashanaya qeybaha kala duwan ee bulshada...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaacil Macalin Muuse, Guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga ee Gobalka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Kaaraan, fanaaniin, iyo ururada Bulshada Rayidka ayaa ka...
Read moreGuddoomiyaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay C/llaahi Watiin oo la Hadlay Radio Muqdisho ayaa Faah faahiyay howlgallo Lagu soo qab qabtey Tiro dad oo lagu tuhmayo in ay ka...
Read moreTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay booqashada uu ku jooga dalka Talyaaniga, isagoo sheegay kaddib markii...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ahna guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo ay wehelinayaan xubnaha guddiga gurmadka abaaraha ayaa maanta March...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Xasan ( Nuux ) ayaa maanta gaaray magaalada London ee dalka Britain. Xubno ka tirsan jaaliyadda...
Read moreDowladda waqooyiga Kuuriya ayaa mar kale ridday gantaal nooca riddada gaaban ee balastiga ah, kuwaasoo lagu tuuray bariga xeebaha bada ee dalkaasi waqooyiga Kuuriya. Gantaalkan ayaa gaaraya masaafo dhan 500km ,...
Read moreKulan looga hadlayay biyo la'aanta ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne. Kulankan oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka hiiraa aya waxaa ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho