Soomaaliya oo ka mid noqotay guddiga fulinta Hay’adda ACSAD ee Jaamacadda Carabta”Sawirro”
Shirkii Golaha Guud ee Xarunta Daraasaadka degaanada qalalan iyo dhulka Qarfaha ee raacsan Jaamacadda Carabta ayaa saaka ka furmay hoolka shirarka ee Hotel Sofitel Qaahira dalka Masar, Kulanka waxaa guddoominayay Wasiirka...
Read more










