Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israel
Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa’i1l ee madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay u aragtay mid si weyn u carqaladeyneysa qaranimada...
Read more











