Diblumaasi, xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika
War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland laguna daabacay bogga internetka ee dowladda Finland warbaahinta gudaha iyo kuwa dibaddana loo qaybiyay ayaa lagu baahiyay magacaabista Ergeyga...
Read more











