Yuusuf Garaad :Saaxiibkey Cawke, Saaxiibkii Mikrofoonka
Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in aan...
Read moreAllah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in aan...
Read moreInjineero ka tirsan wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa waxey ka qaybgalayaan tababar ka dhacaya dalka Masar kuna saabsan diyaarinta iyo xiritaanka internet-ka dheereeya (Fibre Optics). Tababarkani oo ay iska kaashanayaan...
Read moreGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cumar Carte, iyada oo goluhu isku...
Read moreTaliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay xaaladda ciidanka, iyo habka ay u socdaan howlgallada ciidamadu ay...
Read moreCiidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacaabi jiray Ubax Cali Dhubad, sida ay sheegeen saraakiisha NISA....
Read moreQaadku, waa qasaaraha dhaqaalaha qoyska, Qaranka iyo caafimaadka bulshada, gaar ahaan dhallinyaradii horumarka u noqon lahayd dhismaha dalka iyo daafaca dadka iyo diinta. Culimada diinta islaamka iyo kuwa caafimaadka, waxay...
Read moreTelefishanka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke laga baahiyay, barnaamijkaas waxaa ka qeyb galay Yuusuf Garaad Cumar, oo ay...
Read moreRaisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa kulamo la leh qaybaha Bulshada gobolkaas, kuwaas...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho