Tartanka Kubadda Cagta Dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo dib loo bilaabayo
Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa maanta oo dib uga bilaabanaya garoonka Kubadda Cagta ee istadum Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa lagu sheegay...
Read more











