Kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin Bulshada.
Bulsho walba oo dunida saaran waxa ay ku tiirsan tahay dhallinyaradeeda oo ah cududda lagu dhiso dalalka, kana qeyb qaata horumarka dalka dhinac kasta oo uu ahaado. Dhallinyarada ayaa ah...
Read moreBulsho walba oo dunida saaran waxa ay ku tiirsan tahay dhallinyaradeeda oo ah cududda lagu dhiso dalalka, kana qeyb qaata horumarka dalka dhinac kasta oo uu ahaado. Dhallinyarada ayaa ah...
Read moreDunida oo dhan waxaa maanta laga xusay 21 September oo ah maalinta loo asteeyay, maalinta nabadda adduunka. Waxaa la is xusuusiyaa xumaanta laga dhaxlay colaadaha aloosan iyo samaanta nabadda. Dalkeennu...
Read moreDowladda Ruushka ayaa ka dalbatay Mareykanka iney la wadaagto xogta kooxda ISIS ee ka dagaalanta waddamada Siiriya iyo Ciraaq. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhigga ee Ruushka Anatoli Antonov oo shir...
Read moreS/G Maxamed Aaden Axmed taliyaha ciidanka XDS ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka Xoogga dalka ku sameeyey hoggaamada kala duwan ee Ciidamadda iyo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, isagoo...
Read moreSafiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Harriet Mathews oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabatay xarunta safaaradda ay ku leedahay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayay kaga hadashay qorshaha UK uga...
Read moreKulankani oo looga hadlayey dardar gelinta howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magalaada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Guddoomiyaha baarlamaanka...
Read moreBarnaamijkaan oo loogu magac daray Open Street "Waddo furan ayaa lagu qabtay xaafadda Soomaalidu ku badan tahay Bellville ee magaalada Cape town, waxaana so qaban qaabiyay Hey'adda Lagu magacaabo Greater...
Read moreMuqdisho, 5 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Denmark uga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho