Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay maalinta Calanka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aaddan maalinta calanka Soomaaliya , ayadoo loo dabaal degayo sanad guuradii 61aad ee sameynta Calamka. "Halkaan...
Read more










