Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii koowaad ee golaha lagu magacaabo Madasha Wadatashiga oo lagu sameeyey heshiis ay bishii hore wada gaareen madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka ee ka furmay maanta magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo ah kuwa...
Read moreMunaasabad ay ku qalin Jabinayeen ilaa 298 Arday oo ah kulyadaha kala duwan ee Jaamacada Salaam ayaa maanta xaflad loogu qabtay hotel city place Ee Magaalada Muqdisho. Xafladda Qalin jabinta ayaa...
Read moreQorshahan ciidamada gaar ka ah loogu samaynayo Afrika ayaa loo la jeedaa in ay afrika dib u soo laabato Awooddeedii Xoogganayd ,waxaana Ciidamadan loo bixinayaa xoogagga heeganka ee Afrika. Wada...
Read moreMaxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya qaybteeda 6o-maad ee magaalada baydhabo ayaa xukun shansano oo xarig ah ku ridday eedaysane Shabaab Xuseen Weerow Isaaq Jilibay oo...
Read moreshirka wada tashiga heerka qaran ee hannaanka doorashooyinka Soomaaliya sannadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana ka qayb galaya mas,uuliyiinta maamul Gobolleedyada...
Read moreRoobab ay ku diirsadeen dadka ku nool Magaalada Muqisho ayaa saakay ka da,ay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Roobabka oo muddo kooban si xowli ah u da, ayay ayaa waxa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho