Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa manta kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka Soomaaliyeed. Kulankan qadada ah ayaa ka danbeeyey kulamo isdaba joog ahaa oo ay la...
Read moreGudiga Shaqaalaha Rayidka QEEXID SHAQO Cinwaanka Shaqada:Wasaarad/Wakaaladda:Waaxda:Heerka Darajada/Nooca:Waxa uu hoos tagayaa : Mushaarka: Saacadaha: Goobta: Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda ShaqaaleyntaXoghaynta Gudiga Shaqaalaha RayidkaIskuduwidda ShaqaaleyntaDarajada 7Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Mid soo...
Read moreR/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa manta dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya taasoo aan shaqeyneyn muddo labaatan sano ka badan,...
Read moreWasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Egn Saalax Sheekh Xuseen oo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Safar...
Read moreRa’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigay xarunta laga Hagi doono diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya taa soo aan shaqeyneyn muddo labaatan...
Read moreMunaasabaddan waxaa ka qeybgalay wasiirka Caafimaadka,wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda,wasiirka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha,wasiir ku Xigeenka Caafimaadka ,xildhibaano, Dhakhaatiir,qaar kamid ah Ururada u dooda dadka araga la’ iyo marti sharaf...
Read moreXalfaddaan oo ahayd mid Tababar loogu soo xirayay in kabadan 30 Haweenka ah oo Bartay Xirfadda Tolista Harqaanka ayaa maanta lagu qabtay Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Haweenkaan ayaa laga soo kala xulay...
Read moreWaxan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Fursado shaqo oo ka banana wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Federalka Soomaliya. Fursadda 1aad waa:-TERMS OF REFERENCE (TOR) JUVENILE JUSTICE OFFICER (1 POSITION) JUVENILE JUSTICE OFFICER...
Read moreDowladdaTurkiga ayaa Sheegtay in ay kor u kacday tiradii dhimashada ee Qaraxyadii ka dhacay dibadbax nabadeed oo ka socday magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Ankara. Xukuumadda ayaa shaacisay in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho