Maamuleyaasha soddon warbaahin oo ku taalla dalka Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan isu-dheelitirka jinsiga (gender) looga furay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Hay’adda UNDP ayaa fulinaysa tababarkaan oo lagu baran...
Read moreWasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumadda Soomalia Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in shirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta diiradda lagu saari doono maalgashiga Soomaliya...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ballan qaaday dayactir in lagu sameyn doono garoonka Diyaaradaha ee Degmada Buula Barde oo iminka ay isticmaalaan diyaaradaha qumaatiga u kaca uun, kadib...
Read moreErgayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay ugu howlan yihiin sidii...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa maanta booqday degmada Jalalaqsi, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyeen cutubyo ka tirsan ciidamada XDS iyo kuwa ka socday AMISOM. Gudoomiyaha gobolka...
Read moreXaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay oo lagu taageerayay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug oo uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa lagu qabtay Magaalada Zürich ee...
Read moreMagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku tallaabsatay horumarro kala duwan wixii ka dambeeyay markii laga saaray maleeshiyaadka Shabaab. Baydhabo waxa ay iminka xarun u tahay maamulka koofur galbeed...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho