Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirweyanaha Xiriirka Doomaaha Caalamka “Sawirro”
Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka oo lagu qabtay Magaalada Chamberye, ee dalka France., waxaan Soomaaliya uga qeyb galay Guddoomiyaha xiriirka doomaha Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd...
Read more











