Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo kamid ah xaafadaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafadaha qaar ee degmadaasi oo ku fatahay wabiga shebeelle oo dhexmara degmadaasi. Xafadaha Bogabeyso,Indhaceel,Wadajir iyo Xajibuube...
Read more











