Kudhawaad 500 oo Dhallinyaro ka yimid Qaaradda Afrika ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta Wanaagsan waxa uu uga furmay dalka Maraykanka, iyadoo dadkaasi ay qayb ka yihiin Afar Dhallinyaro Soomaali ah. Khadiijo...
Read moreSaraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa ka waramay howlgallada ka socda deegaannada Gobolkaasi, iyadoo saraakiishu sheegeen in ay dhawaan ciidanka uu la wareegi doono degmada...
Read moreM.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Md Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa casho sharaf u sameeyay xubno ka socday baarlamaanka cusub ee Galmudug kuwaas oo howla shaqo u jooga magaalada muqdisho. Kulan...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyey safarkii uu ku tagay deegaanada Puntland ayaa kula tukaday...
Read moreCiidanka XDS ayaa dilay Sodon iyo Labo ka tirsanaa malleeshiyaadka Shabaab oo xalay soo weeraray fariisin ay ciidanku ku lahaayeen deegaanka Golweeyn ee gobolka Shabeellaha Hoosse. Taliyaha ururka Labaad, guutada...
Read moreSoomaalida degan maggaalada Minneapolis, ayaa maanta si weyn ugu ciidday Magaaladaasi oo noqotey hoyga QurboJoogta Soomaalida, gaar ahaan racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay Soomaaliya sanadkii 1990kii, iyadoo ay...
Read moreWaa horjoogaha ugu sareeya kooxda UGUS/Shabaab Axmed Diiriye Hey'adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA waxay ogeysiineysaa Shacabka Soomaaliyeed in qofkii soo sheega Horjoogayyasha Ama maleeshiyadka Shabaab in ay...
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=LWi2gwV9sGU
Read moreMagaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadweynaha ku nool magaaladaasi ay si nabadgelyo iyo farxad leh uga damaashaadeen ciidul-fidriga. Caruur aad loogu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho