Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo ka shiray Ajendaha ugu horreeya Kalfadhiga 7-aad ee Golaha
Guddiga joogtada golaha shacabka baarlamanka jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta kumeel gaarka ah ee golaha shacabka, islamarkaana uu shir guddominayey guddomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal...
Read more