Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo ku heshiiyay in wada tashi iyo isfahan laga gaaro xaaladda Suuriya.
Madaxweynaha Dawladda Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khadka telfoonka ku yeeshay wada hadal waqti kooban qaatay iyagoo isla soo qaaday xaaladaha Suuriya. Waxay isku raaceen...
Read more