Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo howlo shaqo u jooga dalka Uganda oo booqday Xarunta Safaaradda J. F. Soomaaliya ee Kampala+Sawirro
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo howlo shaqo u jooga dalka Uganda ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kampala. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed...
Read more