Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaruntii Isbitaalka Deevaa ee degmada Hodan oo laga dhigi doono xarun gurmad deg deg ah+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Xaruntii Isbitaalka Deevaa ee degmada Hodan oo laga dhigi doono xarun gurmad deg deg ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Amar kasoo baxay Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xaruntii hore ee Isbitaalka Deevaa loogu aqoonsaday in ay noqoto qeyb kamid xarumaha gurmad deg dega ah ee musiibooyinka.

Xaruntani oo ay ku howlgali jirtay Isbitaalka Deevaa ayaa horey u aheyd dugsigii sare ee wasaaradda waxbarashada,waxaana si rasmi ah u wada wareejiyay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Caafimaadka.

Related posts

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026

Wasiir ku-xigeenka wasaarada waxbarashada Feysal Cumar Guuleed ayaa ka warbixiyay heerarkii kala duwanaa oo ay xaruntani soo Martay.

Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Dr. Cabdullaahi Xaashi ayaa ka hadlay ahmiyada goobtani.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu warbaahinta u sharxay waxay xaruntani noqon doonto iyo adeegyadii ay horey bixin jirtay.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Norwey ee Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee BFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Burkinafaso+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee BFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Burkinafaso+Sawirro

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee BFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Burkinafaso+Sawirro

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiiro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu...

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In