Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro.
Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug....
Read more