TOOS U DAAWO: Aaska Qaran ee loo samaynayo Duqii Muqdisho Marxuum Eng Yariisow
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/344977433111553/
Read morehttps://www.facebook.com/sntvnews/videos/344977433111553/
Read moreKulan wacan dhegeystayaasha nagala socdo bogga Radiomuqdisho todobaadkaan Barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa xaalada deegaanada laga xureeyay maleeshiyada Alshabaab ee gobolka Shabeelaha hoose iyo sida ay u soconayaan dadaalada lagu...
Read moreMadaxweynaha Dowlada Goboloeedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicaziiz Laftagareen iyo Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DFS Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa siwadajir ah Xariga Uga Jarey Xarunta Cusub ee Wasaarada Tamarta...
Read moreWaxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobalka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, sida ay Radio...
Read moreThe Arab Media Group, in cooperation with the Malaysian Ministry of Entrepreneurship Development and sponsored by the Arab Ambassadors Council in Malaysia, organized the Arab International Conference and Exhibition from...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku qaabay in la dar-dargeliyo wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban...
Read moreMadaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeer shaqo ku tagay laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda DFS, Xafiiska Puntland, gaar ahaan Garoowe. Madaxweyne ku xigeenka waxaa xarunta ku...
Read moreMadaxda Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulantay ganacsatada Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh dalka Uganda iyo Aqoonyahan madaxda ka ah ururo dowli ah iyo dad bulshada wax tar ku...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho