Barnaamijka Wadajir Todobaadkaan waxaanu uga hadlaynaa Hannaanka Dhab u hashiisiinta Qaranka oo ay diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya sida loogu hirgalin karo dhammaan dalka iyo...
Read moreMuqdisho April 01, 2019--Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa faray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askarigii dilka u geystay muwaadin Bajaajle ah,...
Read moreGuddigii Golaha wasiiradda ee loo xilsaaray in ay ka soo talo bixiyaan qorshaha amniga Caasimadda, isla markaana ay isku xiraan bulshada iyo Ciidamadda ayaa kulankoodii ugu horeeyay xalay ku yeeshay...
Read moreaanta oo isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 1-bisha April ee sanadka 2019,ayaa lagu wadaa inuu furmo kalfadhiga Shanaad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo matalaya madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa khudbad ka jeediyay shir madaxeedkaka Jaamacadda...
Read moreWasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaasoo uga qeyb galayo shirka wadatashiga ee...
Read moreMr. Abdirahman Omar Osman (Eng Yarisow), mayor of Mogadishu and governor of Banadir Regional Administration has declared security operations that aim at tightening the security of the city, during a...
Read moreHawlgalkaan oo ahaa mid si wanaagsan loo diyaariyay ayay Ciidammadu ka fuliyay deegaanka Awdheegle oo ka tirsan Shabeelaha Hoose. Hawlgalka oo dhacay habeenimadii Sabtida oo taariikhudu ahayd 30-ka March ayaa...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho