Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo ku saabsan arrimaha caafimaadka Xoolaha
Kulan ay yeesheen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federalka. Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka Beeraha Itoobiya Mudane Cumar Xuseen, laguna qabtay magaalada Addis Ababa...
Read more