Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayo Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay...
Read moreTababarkan oo lagu baranayay casharo la xiriira sida lagu horumarin karo xiriirka hay’adah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bulshada inteedi kale ayaa wejihiigsa 3-aad waxaa maanta lagu soo geba...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay ilaalinta hantida muwaadiniinta Soomaaliyeed, si looga hortago wax walba oo...
Read moreTababar socon doono mudo saddex maalin ah ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu uga furmay Booliska iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Koonfur...
Read moreCiidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ee ayaa wada howlgalo ballaaran oo lagu lagu xaqiijiniyo Aminga Wadada isku xirta Muqdisho iyo degmada walweyne ee Gobalka Shabeelada Hoose,si looga hortago dhibaatooyinka maleeshiyada Alshabaab...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa Maanta waxa ay ka qeyb galeen Salaada Janaasada ee meydka Marxuum...
Read moreGuddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa cambaareeyay qaraxii maleeshiyaadka Al shabaab ay ka geysteen meel u dhow dhismaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha...
Read moreWasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Muqtar Max’ed Guuleed, ayaa sheegay in aan la gowrici karin Neef aan la hubin Caafimaadkiisa. Mudane; Muqtaar Guuleed, ayaa sheegay...
Read moreDiiwaanka Taariikhda ee dal walba ee dunida ka tirsan waxaa ku xardhan sooyaalkii wadamadaasi iyo kifaaxii ay u soo galeen hanashada Madax banaanidooda,waxaa xusuus reebyadaasi ku tilmaaman muwaadiniintii naf iyo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho