Arxanlaawe qiil ma leh (Warbixin)
Dhacdo aad ay uga xumaadeen Muslimiinta Caalamka iyo dad kaleba ayaa shalay oo Jimco ah ka dhacay Dalka Newzland, kaasi uu sameeyay nin Cadaan ah oo watay Qori iyo Rasaas...
Read moreDhacdo aad ay uga xumaadeen Muslimiinta Caalamka iyo dad kaleba ayaa shalay oo Jimco ah ka dhacay Dalka Newzland, kaasi uu sameeyay nin Cadaan ah oo watay Qori iyo Rasaas...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Muqdisho, waxaana garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee...
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=yxYWXVgBeaM HALKAAN KA DAAWO SAWIRO
Read moreMadaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo ay socoto...
Read moreWasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS Cabdi Aadan Hoosow ayaa sooxiray maanta shirka dhismaha wadooyinka isku xira gobolada dalka oo muudo saddex maalmood ah kasocday muqdisho....
Read moreWafdigan oo uu hoggaaminayay madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray magaalada Diinsoor ee Gobolka Balkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Ujeedada socdaalka wafdigan madaxweyne C/casiis Maxamed Xasan(Laftagareen)...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib Safaro shaqo uu ku kala tagay Dalalka Jordan iyo Turkiga. Guddoomiye...
Read moreShir madaxeedka hoggaamiyaasha Afrika ee loo yaqaano Afrika Now ayaa lagu wada in maanta lagu soo geba gebeeyo magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugandha oo sanadka uu martigeliyay shirkaasi. ...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhallinyarada u...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho