Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka Indonesia+Sawirro
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Mudane Soehadjono Sastromihardjo, Safiirka Jamhuuriyadda Indonesia u qaabilsan Jamhuuriyadda...
Read more