Wasiir Beyle oo warbixin ku aadan horumarka iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda siiyay Madaxweynaha JFS
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in warbixin kooban uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka siiyay horumarka Dowladda ka gaartay dib...
Read more