Wasiirka Cadaalada XFS oo Furay shirka wada tashiga istaraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa
Kulanka waxaa soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda dalka waxaana ka soo qayb galay wakiilo ka socday wasaaradaha iyo hay'adaha kala duwan ee dowladda waxaa cinwaan looga dhigay kulanka wadatashiga istiraatiijiyada la...
Read more