Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra,isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Shir looga hadlayay mashaariicda hormarineed ee dalka ka socda

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ra,isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Shir looga hadlayay mashaariicda hormarineed ee dalka ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan bilaha ah ee u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka SDRF ee looga hadlo mashaariicda hormarineed ee Soomaaliya ayaa waxaa shir guddoomiyay Ra,isul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed {Qadar} kaa oo maanta dalka dib ugu soo laabtay waxaana ka qayb galay qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada XFS, wakiilo ka socday Dowlad gobaleedyada, Gobalka Banaadir iyo Wakiilo ka socday beesha caalamka .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026

Shirka waxaa warbixin looga dhageestay mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya uga qayb galay shirka iyo wakiilada ka socday dowlad Gobaleedyada iyo Gobolka Banaadir sidoo kale xubnaha beesha caalamka waxaana dowlada Soomaaliya ay halkaa ku soo bandhigtay tubaha afarta ah ee kala ah siyaasada loo dhanyahay Amniga, Cadaalada, Arrimaha bulshada iyo Dhaqaalaha iyo hormar la gaaray sanadkaan dhamaadka ah ee 2018- ka.

“Shirkaan waa shir bille ah waxaana maanta shir guddoominayay Ra,isul wasaare ku xigeenka dalka waxaa diirada lagu saaray hormarkii la gaaray sanadka 2018 ka waxaan soo bandhignay tubaha afarta ah ee saldhiga u ah shaqada Xukuumadda sida tubta amniga iyo cadaaladdaย  tubta siyaasada loo dhanyahay tubta dhaqaalaha iyo tubta arrimaha bulshada muhiimad weyn ayuu u lahaa shirkaani Soomaaliya”ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda.

Dhowr Jeer oo hore ayaa sidaan oo kale loo qabtay Shirkaan SDRF ee looga hadlo mashaariicda hormarineed ee dalka ka socota, dowladda Soomaaliya ayaana hadda u wajahaysa ย si ka duwanย  bilihii tagay ย mashaariicda Soomaaliya soo diyaarsato ee ay la timaado ayaa la fulin doonaa halka markii hore aysan sidaa ahayn ย waxaana taasi ay muujineysaa in talaabo horay loo qaaday sanadihii ugu dambeeyay.

Previous Post

US announced multi-million aid to Somalia

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Duqa Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland + Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Duqa Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Duqa Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland + Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Habraaca Wadashaqeynta...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

November 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In