Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xalay Kulmay+sawirro
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo xalay Kulan yeeshay ayaa isku fahmay dhameynta xaaladaha hadda...
Read more