Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ka qeyb galay shirka caalamiga ah ee dhalinyarada baarlamaanada Adduunka+SAWIRRO

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ka qeyb galay shirka caalamiga ah ee dhalinyarada baarlamaanada Adduunka+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Baku ee caasimadda dalka
Azerbaijan shirka 5aad ee Xildhibaanadda Adduunka (Fifth Global
Conference of Young Parliamenterians). Shirkan waxaa si wadajir ah
usoo Qaban qabanqaabiyay Midowga Baarlamaanka Adduunka (IPU) iyo
Baarlamaanka dalka Azerbaijan.

Related posts

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha dhalinyarada dunida,
caqabadaha hasyta iyo sidii kor loogu qaadi lahaa saamiga dhalinyarada
ee Baarlamaanada dunida. Boqolkiiba labo (2%) kaliya ayaa lagu
qiyaasaa hadda dhinyarada xildhibaanada ee baarlamaanada kala duwan ee  dunida.
Sidoo kale qodobada looga hadlay waxaa ka mid ahaa dowlad wanaaga
,isbaddalka Cimilada Adduunka (Climate Change) iyo doorka dhalinta.

Senator Hodan Osman iyo Senator Saed oo ka socday Aqalka Sare ee dalka ayaa ku matalay Baarlamaanka Soomaaliya shirkan oo muddo labo maalin  ka socday dalka Azerbaijan.

Previous Post

Haweeneey u dhalatay Dalka Yemen oo loo diiday inay booqato Wiilkeeda oo ku xanuunsanaya Mareykanka

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xalay Kulmay+sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xalay Kulmay+sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xalay Kulmay+sawirro

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Mudane Cali...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In