Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo maanta ka qayb qaadanaya isxilqaanka lagu dhisayo Tiyaatarka
Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta ka qayb qaadanaya ololaha Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Read more