Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saudi Arabia: Amiir Khaled bin Talal & xubno kale oo la sii daayey

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Saudi Arabia: Amiir Khaled bin Talal & xubno kale oo la sii daayey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026

Amiir Khaled ayaa lagu waramay in la sii daayey iyadoo ay sii kordhayaan cadaadiska caalamiga ah ee khuseeya dilkii Suxufi Jamal Khashoggi.

Amiir Khaled walaalkii, Amiir  Alwaleed bin Talal, ayaa ka mid ah 2-boqol oo isugu jira Amiirro iyo Saraakiil sare oo ka tirsan  Boqortooyada iyo dowladda,kuwaas oo muddo sanad ah lagu hayey Hotel ku yaalla Riyadh oo lagu magacaabo Ritz-Carlton.

Dowladda Saudi Arabiya wax faahfaahin rasmi ah kama bixin xaaladda xarigga iyo sii deynta Amiir Khaled.

Amiirada ka tirsan Boqortooyada iyo Saraakiisha kale ayaa la tilmaamay in loo heysto arrimo ku saabsan musuq-maasuq iyo wax isdaba marin.

Previous Post

NISA oo hakisay qandaraasyo uu saxiisay Wasiirkii hore ee Amniga

Next Post

Dawladda Talyaaniga oo soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah

Next Post
Dawladda Talyaaniga oo soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah

Dawladda Talyaaniga oo soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In