Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 22.10.2018 Warka waxaa soo saaray Cismaan Maxamed Aadan waxaana soo jeedinaya Mustaf Warcadeeye
Read moreHalkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 22.10.2018 Warka waxaa soo saaray Cismaan Maxamed Aadan waxaana soo jeedinaya Mustaf Warcadeeye
Read moreWasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya War kasoo saareyso Shaqaaqadii Maalin ka hor ka dhacday Xaafadda Siligga Ameerikaanka ee Degmadda Wadajir. Wasiirka Wasaaradda Amniga...
Read moreWasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay 56-ruux oo mudo sanado ah Qaxooti ku ahaa dalka Eriteriya....
Read moreWasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliy Dr, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Dalka dib ugu soo laabtay Maanta, markii uu dhowaan booqasho howleed ku tagay Waddamada Indonesia iyo Britain. Mudane, Beyle,...
Read moreWasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay xubno ka socda (creative Associate International) oo door muhiim ah ka qaadata horumarinta waxbarashada iyo...
Read moreTababarkaan oo lagu baranayo sida loo sameeyo Barnaamijyo tayo leh iyo maamulida Barnaamijyada Doodaha ah oo ay ka qaybgalayaan ku dhowaad 20-ka mid ah Howlwadeenada Warbaahinta Qaranka ayaa maanta ka...
Read moreMunaasabad kooban oo lagu dhagax dhigayay dib u dhiska Masjidkii Suuqa Afleyrshe ee degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho,waxaa ka qeybgalay C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya,guddoomiyaha...
Read moreMuqdisho- Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo eedeeyay in ay rasaas ay rideen ay ku dhintee dad rayid ah oo saarnaa gaari...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho