Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Marka
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose si uu kulamo gaar gaar ah ula yeesho qeybaha kala duwan ee bulshada ku...
Read moreMadaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose si uu kulamo gaar gaar ah ula yeesho qeybaha kala duwan ee bulshada ku...
Read moreErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa muujiyay sida uu u garab taaganyahay dhibbanayaasha musiibadii 14-October ee sannad ka hor ka...
Read moreMuqdisho Saaka waa ay uga duwan tahey maalmihii hore ee caaadi ahaa ee ay soo martey, taariikhihii caadi ahaa ee la xusi jirey saaaka mid ka duwan ayaa ka jirta...
Read moreMaxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab. Xasan ayaa wuxuu ka mid ahaa dadkii loo qabtay Musiibadii...
Read moreLaba iyo toban (12) askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido ay ku samaayeen Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka kowdii bishii sideedaad...
Read moreUgu yaraan 76 ka tirsanaa kooxda Boko-Haram, ayaa lagu diley iska hor imaad Ciidanka Dowladda Nayjeeriya iyo Jabhaddaasi ku dhex maray Gobolka waqooyi-bari , sida laga soo xigtay Saraakiisha. John...
Read moreHalkan ka dhageyso Warka Subax, waa subaxnimo jimco ah Taariikhdu ku beegan tahahay 12.10.2018 Warka waxaa soo jeedinaya Yaxye Cali Faarax.
Read moreMunaasad lagu xusayay 64 Sano Guuraddii kasoo wareeegatey markii la-sameeyay Calanka Jamuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalaadda Garowe ee Xarunta Dowladda Goboleedka Putland. Waxaa ka qeyb galay Munaasabadda...
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanjka Booliska ayaa kormeer la xiriiira howla Amniga ku sameeyay Degmada Yaaqshiiq ee Gobalka Banaadir. Kormeerka ayaa waxaa hogaamineyey Gudoommiye kuxigeenka Dhanka Amniga iyo Siyaasadda...
Read moreMunaasabadan ay ku qalin jabinayeen 560 Arday oo dhameysatay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Somaville ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya, Xildhibaano,...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho