Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir oo xalay kormeer ku tagay Degmadda Yaaqshiid “Dhageyso”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku-xigeenka G/Banaadir oo kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanjka Booliska ayaa kormeer la xiriiira  howla Amniga ku sameeyay Degmada Yaaqshiiq ee Gobalka Banaadir.

Kormeerka ayaa waxaa hogaamineyey Gudoommiye kuxigeenka Dhanka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullahi Tuulax haas oo Habeenad waday kormeer lagu dhiiro galinayo Ciidanka Booliska ee Amaanka sugaya.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu tagay qeybo badan oo kamid ah Degmadda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir halkaas oo Maamulka Degmadda iyo Ciidanka Amaanku ay kawadeen Shaqooyin badan oo Bulshadda Soomaaliyeed loogu adeegayo.

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maxamed Cabdullaahiu Tuulax ayaa intii uu kormeer ku jiray waxaa uu tagay Garoon Dhalinyaradda Degmadaas Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Maleeshiyaadka Al Shabaab kadib markii ay u soo hanjabeen.

Gudoomiye Tuulax ayaana Garoonkaas dib ugu furay dhalinyaradda waxaana uu Ciidanka Amaanka kula dardaarmay inay sugaan Amniga Guud ahaan Degmadda iyo Garoomadda ay dhalinyaraddu ku xiyaaraan.

Halkan ka dhageyso

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/MAAMULKA-GOBOLKA-BANAADIR-OO-KOMEER-AMNI-KU-TAGAY-XAAFADAHA-DEGMADA-YAAQSHIID..mp3
Previous Post

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka oo qeyb-galay Munaasabad Arday ka baxday Jaamacadda Somaville “Sawirro”

Next Post

Munaasabad lagu xusayey 63 Sano Guuraddii kasoo wareegtay Calanka Soomaaliya oo Garowe lagu qabtay “Dhageyso”

Next Post
Akhriso Qormo xiiso leh: Isteerinka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Munaasabad lagu xusayey 63 Sano Guuraddii kasoo wareegtay Calanka Soomaaliya oo Garowe lagu qabtay "Dhageyso"

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay Xarunta Daryeelka...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In