Hogaamiye kooxeed hore Congo oo laga mamnuucay murashax madaxweynenimo
Hogaamiye kooxeedki hore ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo Jean-Pierre Bemba ayaa laga mamnuucay inuu ka qayb galo doorashada madaxtinimada ee dalkaasi dhawaan ka dhici doonta. Bemba oo ah siyaasi...
Read more