UK oo bogaadisay Horumarada Siyaasadda iyo Amniga oo ay ku tallaabsatay Soomaaliya+Sawirro
Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Rt.Hon Gavin Williamson,ayaa maalintii talaalada soo gaaray magaalada Muqdisho,isagoona dib u xaqiijiyay balanqaadkii UK ee ahaa iney taageerto Soomaaliya si loo xaqiijiyo isbedel dhab ah oo...
Read more