Gobolka Banaadir oo daahfuray Wadatashiga Siyaasadda Barakacayaasha+Sawirro
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray wadatashiga Siyaasada Barakacayaasha oo usbuuc socotay taas oo qeybaha bulshada iyo hay’adaha amniga, garsoorka iyo...
Read more