Dad Xoolo dhaqato ah iyo Al-Shabaab ku dagaallamay Gobolka Mudug
Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Dadka degaanka ayaa ka dhacay Tuulada Caad oo hoos timaadda Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay laga saary degaanka, ka dib...
Read more