Madaxweyne Farmaajo iyo raiisul Wasaaraha Itoobiya oo ku heshiyay qodobo muhiim ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wafddi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulan muddo...
Read more