Frank Lampard oo noqday tababare koox ka dhisan Ingiriiska
Derby County, ayaa ku dhawaaqday Frank Lampard inuu yahay tababaraha seddexda sanno soo socota ee naadiga. Macallinkii hore ee naadiga Gary Rowett ayaa qabtay naadiga Stoke taas ayaana keentay in...
Read more