Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa dalka Masar oo khadka telefoonka ku wada hadlay
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay Dowladda Masar la garab taagantahay...
Read more