Madaxweynaha Turkiga oo ku baaqay in xiisada udhaxeysa dalalka Ukraine iyo Ruushka wadahadal lagu dhameeyo.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka taagan bariga Ukraine ee gobolka Donbas taasi oo ku aadan qilaafka soo kala dhaxgalay dalalka Ukraine...
Read more