Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar xirfadeed oo Magaalada Dhuusomareeeb loogu soo gabagabeeyey 175 xirfadle.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Tababar xirfadeed oo Magaalada Dhuusomareeeb loogu soo gabagabeeyey 175 xirfadle.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xirfadlayaashan oo tiradoodu dhantahay 175 qof ayaa 165 ka mid ah loo tababarey tacbashada Beeraha waaweyn iyo wax soo saarka Beeraha kooban ee xaafadaha, waxaa sidoo kale 10 xubnood oo ka mid ah la baray aqoon la xiriirta wax soo saarka shinida iyo xanaaneynteeda.

Kadib tababar u socdey in mudo ah ayay Hey’adda IRC maanta ku gudoonsiidey magaalada Dhuusamareeb agabkii ay ku howlgali lahaayeen oo isugu jira kan beeraha iyo abuurka oo ay wehliyaan Qalabka shinida oo iyana lasiiyey qaybta loo tababarey xirfadaasi.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Munaasabad kooban oo loo sameeyay bixinta agabkan iyo xiritaanka tababaradan ayuu ugu horeyn faah faahin ka jeediyay Abdijamaal hassan magan Madaxa Hey’adda IRC ee Galmudug.

Qaar ka mid ah ka qayb galayaasha tababarkan ayaa ka mahad celiyay aqoonta iyo agabka ay la garab joogsatey Hey’adda IRC.

Ugu dambeyn Wasiir Kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Galmudug Xassan Cabdulaahi Cascseey iyo Wasiir Kuxigeenka Beeraha Cilmi cali ganeey ayaa dardaaran u jeediyay dadka ka faa’iideystay tababarkan isla markaana la gudoonsiiyey agabkii ay ku howlgali lahaayeen.

Previous Post

Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu sii kordhay kiisaska COVID-19

Next Post

Safiirka DFS u jooga Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka DFS u jooga Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas “SAWIRRO”

Safiirka DFS u jooga Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In