Warbixinta maalinlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo lagu sheegay Kiisas cusub oo COVID-19 ah.
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xogta COVID-19 ku sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux. Warbixinta maalinlaha...
Read more