Wiil Soomaaliyeed oo lagu dhaawacay K/Afrika
Wiil dhallinyaro oo Soomaali ah ayaa dhawaan weerar ay ku qaadeen qowlaysato u dhalatay Wadanka Koonfur Afrika ka soo gaaray dhawaan, kadib markii ay xabad ku dhufteen isagoo markaasi xirayay...
Read moreWiil dhallinyaro oo Soomaali ah ayaa dhawaan weerar ay ku qaadeen qowlaysato u dhalatay Wadanka Koonfur Afrika ka soo gaaray dhawaan, kadib markii ay xabad ku dhufteen isagoo markaasi xirayay...
Read moreQof naftii halige ahaa iyo askari katirsanaa ilaalada xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa ku geeriyooday kadib markii nin isku soo xiray waxyabaha qarxa uu isku dayay in uu isku qarxiyo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo) ayaa amray howlgal qorsheysan oo ay nala fuliyeen saaxiibada caalamka ee ShaashWeyn oo bannaanka gobolka Benaadir ah halkaas oo lagu dilay...
Read moreCiidammada ammaanka ayaa ka hortagay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed. Ciidammada ayaa wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ka dib markii...
Read moreMuqdisho, 09 Ogosto 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta anxisiyay Xeerka Is-gaarsiinta dalka. Madaxweynaha oo booqday xarumaha Raadiyaha iyo Telefishinka dowladda...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka. Mudane Farmaajo ayaa yimid Xarumaha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Telefeshinka...
Read moreWasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday olole cusub, iyadoo ay isu diyaarineyso munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo beegan 12 bishan August. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana kulanka looga hadlay sidii mudnaan gaar ah loo siin lahaa dadka qaba...
Read moreWasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil oo maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS ayaa raali galin ka bixiyey qoraal uu soo dhigan dhawaan bartiisa Twitterka. Wasiirka ayaa...
Read more222-Milyan Yuro oo ah Heshees layaab leh oo wali aanan ka dhicin Kubadda Cagta ayay Naadiga Paris Saint-Germain kula wareegtay Neymar Jr oo ka mid ah xidigaha Dunida ugu fiican...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho