Waxaa goordhow magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidda meydka Allaha u naxariistee ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo khamiistii ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Read moreCiidanka boliiska magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku dhigay dhalooyin uu ka buuxo maandooriyaha Qamriga oo gaaraya illaa 197 dhalo,kuwaas oo loo waday magaalada Muqdisho waxaana lagu qariyay xaaqin. Laamaha amniga...
Read moreMaxamed Cabdullaahi Cusmaan (Maxamed Amiin) ayaa noqday guddoomiyaha degmada Afmadow, kaddib markii doorashada ay u gudubtay wareega labaad sidoo kale uu tanaasulay mushariixi la gudbay wareega labaad kaas oo ah...
Read moreHeshiiskani ay sida wadajirka ahi ay u gaareen labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa uu imaanaya kaddib markii wada hadallo muddo 10 saacadood socoday ay wada yeesheen labadaasi...
Read moreTalisyada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go'an tahay kor u qaadista isku dubaridka howlgallada milatari ee wadajirka ah si...
Read moreWasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta furay kulan la-tashi ah oo Wasaaraddu ay hay’adaha dawladda heer Federaal, Maamul Goballeedyada, Ganacsatada, Maal-gashadayaasha iyo Taageerayaasha Caalamiga ah...
Read moreHey’adda Miinooyinka u qaabilsan Qaramada Midoobe ee UNMAS ayaa sheegtay in isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir uu yahay kan ugu badan ee la geeyo dadka dhaawacyadu ka soo gaaraan...
Read moreHey’adaha UNICEF iyo UNMAS ee Qaramada Midoobe ayaa iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya waxay wacyi galin qatarta waxyaabaha qarxa u sameeyeen dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Muqdisho . Hey’adda...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho