Kulanka Golaha shacabka oo goordhow furmay+SAWIRRO
Waxaa goordhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ajendaha kulan maanta ayaa ah akhrinta labaad...
Read more